Munaasabad lagu abaalmarinayay Arday baratay Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta sharciga Oo Lagu qabtay Xudur.

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay qur’aanka kariimka iyo culuumta sharciga oo ka aflaxay Machadka Al-Miftaah.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale iyadoona munaasabada lagu abaalmarinayay Aradayada machadkaasi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here