Munaasabad Lagu Abaal marinayey Ardeyda ka gudubtey Dugsiga Dhexe Oo Lagu qabtey Deegaanka Awdiinle

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladan lagu Abaal marinaayay Ardaydii ku guulaysatay Imtixaankii Shahaadiga Fasalka 8aad ayaa  lagu qabtay iskuul Hoose, dhaxe iyo sare ee Awdiinle,Waxaana ka qeyb galay Maamulka Deegaanka Midowga Aradada KGS,Waalidiin Odoyaal Culumaahudiin iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada.

Xaflada ayaa inta ay socotey waxaa abaalmarino lagu gudoon siiyey Ardeydii kaalmaha hore ka galay Imtixaanka islamarkaana lagu dhiiri geliyey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here