Munaasabad ku saabsan ka qeyb galka bulshada mashruuca sagal Oo Lagu qabtay Dhuusamareeb

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradaha shaqada iyo Arrimaha Bulshada heer federaal iyo Galmudug ayaa bulshada dhuusmareeb u qabtey munaasabada ku saabsan ka qeyb galka bulshada ee mashruuca sagal oo ah barnaamij ay dowlda ku Caawiso dadka danta yer Sida hoyoyinka uurka leh dadka baahiyaha gaarka qaba dadka wayeelka ah waxaana uu mashruuca sagal uu bihiyaa mid bixiya deeq lacageed oo herar kala duwan leh.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here