Munaasabad ay ku soo bandhigeysay Bangiga Amal adeeg Maalgelin u ah Bulshada Oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maamulka Degmada, kan Gobalka Baay Aqoonyahano Culma,udiin, Ganacsato  iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Baydhabo ayaa ka qeyb galay dardar gelinta dahfurka Bangiga Amal. Waxaana Munaasabadaasi aheyd mid lagu soo bandhigayay adeegyada ay soo kordhisay Bangiga Amal oo qeyb ka ah Maalgelinta Bulshada oo loogu tala galay in bulshada ganacsigooda kor loogu qaado.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here