Munaasabad ay ku qalin jibinaayeen Arday baratay Qur’aanka Kariimka Oo Kismaayo ka dhacdey.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madarsada Umul-quraa ee Magaalada Kismaayo ayaa Munaasabad dhiira-galin ah u qabatay arday baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka, munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha waxbarashada Degmada Kismaayo, maamulka iyo maclamiinta Madarsada Umul-quraa, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here