Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Ardayda Machadka Tibyaan Oo Lagu qabtey Muqdisho

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macadka barashada culuumta sharciga iyo luuqadda carabiga ee Tibyaan ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad ay ku qalanm jabinayeen difcadihii 2.aad iyo 3,aad ee ka aflaxaan Macadka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galey Culma’udiin. Bahda Waxbarashada. Mas’uulin ka socotay dowladda iyo ganacsato.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here