Munaasabad ay ku qalan jabinayeen dufcadii 6aad Ardayda Jaamacada BIU oo Baydhabo Lagu qabtay

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin isuga jira wasiiro, xildhibaano, madaxada jaamacadaha magalada, maamuliyaasha iskuulada baydhabo, aqoonyahano ardey iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galey munasabada ay ku qalinjabineyeen dufcadii 6aad ee jaamacada BIU.

Ardeyda jaamacada BIU oo ay sanadkaan ay ka qalinjebisey ayaa gaareysa 100 ayaa waxaa xaflad looga qabtey beerta Baydhabo City Park ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here