Munaasabad Abaalmarinno lagu guddoonsiinayay Xulka Kubadda Cagta Galmudug Oo ka dhacday Gaalkacayo.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka tirsan golaha wasiirada dowlada gooboledka galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada gaalkacayo ayaa magalada gaalkacayo munaasabada lagu abaalmarinaayey ciyaartoydii xulka kubada akta galmudug oo ayiga ku guleystey koobkii maamul gobaleyda iyo gobolka banaadir ee qabtey gaalkacayo.

Waxaana uga horeyn munaasabada ka hadleen gudoomiyaha degmada gaalkacayo iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka gobolka mudug.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here