Muhiimad Sidee ah ayay u Leedahay in Bulshada Soomaaliyeed ay bartaan Taariikhda Wadankooda.

0
403

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Fu’aad Cali Waa Bare Maadada Taariikhda ka dhiga mid ka mid ah iskuulada maagalada Baydhabo mar uu wareysi siinaayey idaacada arlaadi ayaa waxaa uu sheegay in muhim ay tahay in dhalinyarada ay bartaan taariikhda wadankooda si ay wax badan ugu ogaadaan wixii la soo maray iyo sidii ay u noqon la haayeen kuwa la socda xaalada wadanka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here