Mu’asasad ka shaqeyn doonto Arrimaha Bulshada Oo Laga dahfuray Magaalada Boorama.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Boorama ayaa waxaa lagu qabtay Xafalada Lagu shaacinayey Mu’asasada Al Wacyi Foundation oo ka shaqayn doonta sida hormariinta Arrimaha Bulshada ,Caawiinta dadka danta yar Kobcinta Waxbarashad ayaa munaasabadan waxaa ka soo qeyb galay bulushada qeybaheeda kala duwan ,Culimada , ganacasatada , dhalinyarada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi