Miyuu Lewandowski Xiiseynayaa In Ay Isku Koox Noqdaan Messi.

0
141

Mar la weydiiyay in uu jeclaan lahaa in Messi wada ciyaaraan ka hor inta wiilka reer Argentina ka fariisin ciyaaraha waxa uuna Robert Lewandowski yiri ” arintaas gacanteyda kuma jirto , mudooyinkaan kuabd sameeye ayuu isu rogay tasi oo ay u sii dheer tahay gool dhalinta , waa xiddig cajiib ah weeraryahan waliba ku taamo in uu ka garab ciyaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here