Milkiiliyaasha Bajaajyada Baydhabo Oo Sheegay in ay soo wajahday dhaqaalo yari.

0
244

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mahad Xasan Aadan waxaa uu ka mid yahay milkiiliyaasha bajaajyada ka shaqeeya Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay waxaa uu sheegay in ay soo wajahday dhaqaalo yari taasi oo u sababeeyay shidaalkii oo qaaliyoobay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here