Milkiilaha Xarunta Friends Beaty Salon Ee Magaalada Baydhabo Oo Sheegtay in Ganacsigeeda ku soo kordhisay waxyaabo Herbal ah oo gabdhaha si dabiici ah looga qurxiyo.

0
191

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Friends Beaty salon oo Ah Goob lagu qurxiyo Gabdhaha Xiliyada Arooska iyo munasabadaha ee Magalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa mar aan boogday waxan kula kulmay Nadra Jimcale oo ah milkilaha Xaruntan ayaa sheegtay inay soo kordhineen waxyabo herbal ah oo gabdhah si dhabici ah looga qurxiyo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here