Mikel Merino Oo Ku Baasay Tijaabada Caafimaadka Arsenal.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xiddiga Mikel Merino ayaa ku baasay tijaabda caafimaadka kooxda Arsenal ka hor inta uuna dhamaystirin ku biirista Gunners.

Xiddiga reer Spain ayaa la filayaa in uu noqdo saxiixii 2-aad ee ay samayso kooxda Arsenal suuqa xagaagan.

Mikel Merino ayaa qalinka ku duugi doona heshiis uu kooxda ku joogi doono ilaa sanadka 2028.

Mikel Merino ayaa la filayaa in maanta ama bari si Rasmi ah loogu soo bandhigo xiddig cusub oo Arsenal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here