Midowga Iskuulada Nidaamiga Baydhabo Oo Ku Baaqay in waxbarashada Lagu Caawiyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

0
383

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda baahiyaha gaarka ah qabo ee aan lixaadkoodu dhameystirneyn waxay mar walbo u baahan yihiin in si ka duwaan sida ardayda kale loola dhagmo kuwaasi oo sharciyada gaar looga talagalay arday Aan Xubnahooda Dhameystarnayn sida qalabka indhooliyasha iyo dhagooliyasha wax lagu baro aan laheyn iskuulada qaar ee Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here