Midowga Iskuulada Nidaamiga Baydhabo Oo deeq Waxbarasho siiyay Arday isugu jirto Danyar iyo Agoomo

0
226

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Carrurta agoonta iyo kuwa danyarta ah si ay rumeeyaan riyooyinkooda waxbarshada waxaa hortaagan caqabado badan oo ay ka mid tahay waliidkooda oo aan awoodin inay ka bixiyaan lacagta waxbarshada.Midowga iskuulada nidaamiga Baydhabo waxay fursado wax barasho siyeen qaar ka mid ah carrurta aqoonta iyo danyarta ku nool Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here