Midowga iskuulada Nidaamiga ah ee Degmada Baydhabo oo amaro ka soo saarey isticmaalka mobeelada.

0
304

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir jaraa’id oo ay Magaalada Baydhabo ay ku qabteen midowga iskuulada nidaamiga ah ee Baydhabo ayaa waxaa looga hadley dhibaatooyinka ay leeyihiin mobeelada ismarta foonka ah xiliga ardeydu ay ku jiraan qaadashada casharadooda, amarkaan ku aadan mobeelada ayaa waxaa lagu sheegey in mabnuuc kayahay iskuulada.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here