Midowga Ardeyda KG Oo Sheegay In Ku Dhowaad Kun Arday ay Siin Doonaan Waxbarasho Bilaash ah.

0
224

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ali Mahamed Kheyre Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed oo wareysi siinayay Idaacada Arlaadi ee Baydhabo ayaa ku dhawaaqay in ay qorsheynayaan ku dhawaad Kun Arday ay siin doonaan waxbarasho lacag la’aan ah islamarkaana ardeydaasi ay yihiin kuwa ka kala imaanaya dadka danyarta ah, iyadoona socota heerka diiwaan gelinta ardeydaasi ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 si ay ula jaan qaadaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here