Midowga Ardeyda Iskuulka Shodog Oo Ciidsiiyay Caruur ku Nool Xudur.

0
47

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Ayidoo ay foodna nagu haysa maalinta ciidul fidriga ayaa ururka SSU oo ka dhisan degmada xudur ee xarunta gobolka bakool waxaa ay ku dhowaad 250 caruur ah ay u iibiyeen dharka ciida si ay farxada ugala sinaadaan caruurta kale waxaana ay caruurtaasi isugu jireen Agoon iyo danayer ku nool degmada xudur iyo degaanada hoosyimaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ