Midowga Ardayda KG Oo Magaalada Baydhabo Tababar ugu Qabtay Qaar Kamid ah Ardayda Sanadkan Ka Qalin Jabisay Dugsiyada Sare.

0
234

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ku Qabteen Tababar Socon Doona Mudo Sedax Maalin ah Kaasi Oo Loo Qabtay Qaar Ka Mid ah Ardeyda Sanadkaan Ka Qalin Jebisey Dugsiyada Sare Ee Magalada Baydhabo.

Furitaanka Tababarka ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galay Masuuliyiin Ka Socotay Jaamacada Koonfurta Soomaaliya, Macalimiin Ardey iyo Marti Sharaf Kale, Waxaana Uu Tababrka ula Jeedkiisa ahaa Jiheynta Iyo Tacliinta Sare Ee Ardeyda Soo Dhameysatay Dugsiyada Sare.

Warkung Waliba nig haayte Mariin Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here