Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanadihii la soo dhaafay siddeed jaamacadood ayaa laga furay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, Sannad kasta, boqolaal arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira ayaa ka qalin jabiya dugsiyada sare ee magaalada iyagoo ujeedkoodu yahay inay gaaraan heerka ugu sarreeya ee jaamacadda.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar