Mid kamid ah Xilibaanada Golaha Wakiilada KG Oo Ku baaqey in La dhiso Xarun Cilmi baariseed.

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya ayaa waxaa aad ugu yar Xarumaha Cilmi baariseed ee lagu baaro Nolosha Bulshada Sida Caafimaadka waxbarashada Biyaha Siyaasada iyo dhamaan waxkasta nolosha ku taxluqa, gaar ahaan Deeganada KG ayaan lahayn Xarumo Cilmi baariseed Jaamacadaha ku yaala deeganada KG ayaan lahayn Cilmi baaris rasmi ah oo ay sameeyeen.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here