Mid Kamid ah doobiiliyaasha Baydhabo Oo Sheegey in ay Saameyn Ku reebtay Isticmaalka Mishiinka Dharka lagu dhaqdo.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed cali adan Waxaa uu Ka Mid Yahay aabiyaasha ku shaqeysta mid ka mid ah labadaayada oo dharka lagu dhaqo laguna feereeyo ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gabolka Baay isagoona shaqadaan ku guda jiray mudo dhoor sanadood ah.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here