Baydhabo(Radio Arlaadi)- Caafimaadka uu leeyahay soonka iyo faa’iidooyinka laga hela soonka Ayaa waxaan aan wax ka weydiiney Dr Ali Ciise oo ka mid ah Dhaqaatiirta magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay oo gaar ahaan ka howlgala isbitaalka shaafi waxaana uu uga horeyn faafaahin Ka bixiyey faa’iidooyinka caafimaaad ee uu leeyahay soonka.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir