Mid kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo ka Warbixiyay Xiliga Hooyada Uurka leh Qaliin lagu sameyn karo.

0
556

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyooyinka soomaliyeed waxey xiliga dhalmada ay maraan marxalado kala duwan taasi oo ay ka simanyihin haweenka oo idil waxaa jira qaar ka mid ah hooyoyinkaasi oo lagu sameeya qaliinka dhalmada maadama dhaqatiirtu ay shegeen in ay badbaadineyaan labo nafood ayna muhiin tahay hadii ay hooyada dhali weysa amaba ay ku daahdo Xanuunka foosha in lagu sameeya qaliinkaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here