Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dr maxamed Abshir oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Cisbitaalka Daaru dawaa oo ku yaala Magaalada Baydhabo oo ku taqasusey cudurada guud
Ayaa Radio Arlaadi Sharaxaad ka siiyay cudurada ku dhaca Hooyada Xiliyada Uurka ay leedahay iyo meelaha ay u wanaagsan tahay in Haweenka uurka leh ay ku dhalaan.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdulaahi