Mid kamid ah dhaqaatiirta Baydhabo oo bulshada ugu baaqay inay ka feejignaadan cudurka karoona feyris .

0
252

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dr Aadan Maxamed Nuur Samaan Oo Ka mid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Waxaa uu Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Magaalada Baydhabo ugu baaqay in ay raacaan Tilmaamaha Hey’adaha Caafimaadka iyo Talooyinka Dhaqaatiirta Caafimaadka ee ku aadan Kala fogaanshaha Bulshada, qaadashada Maska ama Ganfuur xirka si loogu hortago Faafitaanka Cudurka korona Oo Hada Soomaaliya Ku soo Laba kacleeyay.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here