Mid kamid ah Dhalinyarada Magaalada Baydhabo ee ka Ganacsada Kabaha Oo Ka waramay shaqadiisa

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xuseen Maxamed Roonow waxaa uu kamid yahay dhalinyarada Ganacsiga yar-yar ku leh Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, Maxamed ayaa Ganacsiga waxaa uu ku soo biirey 2019.Markii hore Maxamed ayaa ganacsigiisa waxaa uu ku bilaabey wareejinta dharka kabaha, iyo waxyaabaha kale ee yar-yar kadib markii uu magaalada Muqdisho ka yimid mudo oo halkaasi ku ahaa harqaan le.

 

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here