Mid kamid ah Dhalinyarada Baydhabo ku Nool Oo Fursad Ganacsi Abuurtay.

0
374

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Feysal Cabduqaadir aadan waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay, Feysal Cabduqaadir sanado kahor waxaa uu ahaa qof ku adag mareynta nolashiisa waxaana uu ahaa dhalinyarada shaqo la’aantu ku ahaa magaalada baydhabo asigoo waqtigiisa badan ku qaadan jirey goobaha dhalinyarada ay iskugu imadaan oo shaaha laga cabo.

Fikir dheer kadib Feysal Cabduqaadir ayaa waxaa uu go’aan sadey in uu lacag deen ah uu ka soo qaatey bangiga in uu ku furto dukaan yar oo lagu iibiyo shoobinka ama wax yaabaha lisku carfiyo, kadib waxaa uu mudo yar uu ka mid noqodey ganacsatada badeecada looga keeno dalka dibadiisa.

Warkan waxaa inoo haysa Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here