Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nuuney Adow waa Haweeney ay da,deedu tahay 30 sano haysatana 6 Caruur ah oo ay iskuga jiraan gabdho iyo wiilal waxaana ay ku Nooshahay  Duleedka Magaalada baydhabo halkaasi oo ay  Degantahay mudo ku dhow labo sano ,waxeyna ay ku sameysatey Shaqo abuur yar si ay u maareyso noolasha Reerkeeda.
Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir