Mid ka mid ah Gabdhaha Macalimiinta Wax ka dhiga Iskuulka Kaafiye ee Magaalada Baydhabo Oo ka hadashay Caqabadaha ay la kulanto.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlayo Dumarka waxay inta badan ay yihiin kuwa la kulma caqabado kala duwan, Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku jira Dumar kuwaasi oo ay la kulmaan caqabado aysan la kulmin ragga ay kow ka tahay Ardeyda raga ee ay wax baraan, waalidiinta iyo Bulshada.

Farxiya Mahamed Ahmed oo ah Maclimad wax ka dhigta iskuulka Kaafiye ayaa waxa ay Radio Arlaadi uga warantay caqabadahaas iyo kuwa kale ay la kulanto.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here