Mid Ka mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Sharxay howlaha Caafimaad ee bulshada u hayaan

0
315

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Daaru-dawa oo ka mid ah isbitaalada ee ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa wuxuu qabtaa adeegyo caafimaadka, oo bulushada u baahan in ay helaan adeeg caafimaad oo deg ah bulushada oo in tooda badaan caafimadka ugu aadi jireen magalada mugdisho iyo Wadamada Kale oo Deriska Aan Nahay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here