Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo sharaaxd Ka bixiyey Caafimaad ahaan Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loo Gudi karo Caruurta.

0
359

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudninka wiilasha ayaa waxaa uu soo jirey qarniyaal fara badan Gudniinka waxaa uu ka mid yahay sunada diinteen wuxuuna uu Sidoo kale hormuud u yahay nafaada guud ee qofka rag ah jirkiisa.

Hadaba si aan waxbadan uga ogaano gudninka la gudo wiilasha ayaa Waxaa aan wax ka weydiiney Dr Muqtaar Haaji oo ka mid ah Dhaqaatiirta magaalada baydhabo waxaana uu uga horeyn sharaaxd Ka bixiyey sida ay tahay iyo qababka uu u kala baxa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here