Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa jira caruur fara badan oo ku nool caalamka gaar ahaan Gobolada dalka Soomaaliya oo la xanuunsan cudurada ku dhac Caruurta kuwaasi oo caruurta intooda badan saameeyn ku yeelata Noolashoooda.
Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir