Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Ka Waramay Waxyaabaha Sababa Nafaqa darada ku dhacda Caruurta .

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Inta badan carruurta shanta sano ka yar ayaa waxey soo wajahdaa xaalad nafaqo daro taasi oo sabab u ah naas nuujinta hooyada oo ku yaraata iyo in uusan helin cunto kale oo aan nafaqo ku jirin.

Ilaalin la’aanta cunada la sinaayo carruurta sida cabitaanka iyo qudaar la’aanta markii uu soo koro ayaa ah wax yaabaha uu hoos u ridi karo nafaqadii u bahnayeen carruurta, sidoo kale caafimaad darada curruurta ayaa bilow u ah markuu waayo naas nuujin fiican.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here