Mid Ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Ka Hadley Sida ay u Soomi Karaan Dadka La Nool Cudurka Sokorowga.

0
386

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cudurka Sokorowga ama Macaanka Waxaa la Nool Bulsho Fara Badan Oo Ku Nool Daafaha Caalamaka Bulshada Soomaliyeed ayaa Qaarkood La Nool Xanuunka Macanka ama Sokorowga Ayigoo Siyaabo kala Duwan Isaga Daaweeya.

Hadaba Ayidoo Lagu Guda jiro Bisha Barkeysan Ee Ramaadan Dadka la Nool Cudurka Macaanka Sidee ayey u Soomi Karaan Waxaa Wax ka Weydiiney Dr Mustaf Yuusuf Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Ka Howlgasha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka baay Waxaana Uu Sharaxaad Ka Bixiyey Sida ay u Soomi Karaan Iyo Waxyaabaha Looga Baahanyahay In ay Sameeyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here