Mid Ka mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo ka hadley dhibaatada uu leeyahay iyo sida lagu daaweyn karo Cudurka Babaasiirka.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cudurka Bawaasiirka waxaa uu ka mid yahay cudurada ku dhaca qeybta hoose ee jirka bini’aadanka, wuxuuna u siman yahay ragga iyo dumarka.

Cudurkaan ayaa intiisa badan wuxuu dhibaato ku yahay in uu hool gab ka dhigo xubnaha hoose gaar ahaan taranka, wuxuuna laciifiyaa dareemaha qofka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here