Mid ka mid ah dhalinyarada ka ganacsado iibinta dharka ee Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyey Ganacsigiisa.

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ayidoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramaadan ayaa suuqyada Magaalada baydhabo waxaa inta badan ku soo badanooya goobaha Lagu iibiya dharka si ay dadka uga gataan dhar ciidka waxeyna ay Taasi shaqa abuur u noqatey bulsho fara badan oo ay isuga jirto rag iyo dumar.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here