Mid ka mid ah Dhalinyarada Dib Uga Soo Laabtey Dalka oo Magaalada Baydhabo ku Abuurtey Fursad Shaqo.

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ibraahim Ali kuusow oo ka mid ah dhalinyarada degaanada koonfur Galbeed soomaliya kun dhashey deegaanka ufurow ee gobolka baay Ayaa waxaa uu magaalada baydhabo mudo laga joogo labo sano ku Sameytey shaqa abuur si uu noolasha reerkiisa uga maareyo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here