Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Ibraahim oo 29 sano jir ah waxaa uu ka mid yahay boqolaalkii qofood ee laga soo barkiciyey Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ee dhawaan soo gaarey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waa wiilka kaliya ee 5 carruur, hooyo iyo aabe ay ku tiirsan yihiin marka laga hadlo dhaqaalaha guriga, waxbarashada iyo caafimaadka.
Warkung Waliba niga haaye Siid Ali Muuse Ateera