Mid Ka mid ah Ciyaaryahanadii hore Ee Kubada Koleyga Gobalka Baay Oo Ka Waramay Waayihiisa Ciyaareed.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ibraahim Sheekh Cali waxaa uu ka mid yahay ciyaartooydii u soo ciyaartay gobolka baay kubadda baaskid boolka kaasi oo ka soo muuqday guulo badan ay u soo hooyiyeen ka gobal ahaan gaar ahaan Magaalada Baydhabo.

Ciyaaryahan Ibraahim Sheekh mudo ku dhow 15 sano ayaa laga joogaa inta uu ka fariistay kubadda Koleyga wuxuuna ku biiray ama uu ka mid yahay maclimiinta gacanta ka geysaneysa soo saarista jiilka cusub ee mateli karta gobolka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here