Mid ka mid ah Beeralayda Baydhabo Oo Ka hadlay Faa’iidada ay leedahay Maalgashiga Beeraha

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In kastoo Gobolada Baay iyo Bokool ay ahaayeen kuwa Khudrada qaarkood aan lagu beerin oo y kaliya Tabcan jireen dalagyada kale balse Sanidihii dambe waxaa soo badanayay Dadka Maalgashanaya Abuurka Khudaaarta oo ay markii hore uga imaan jirtey Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here