Mid ka mid ah Beelaha Dega KG Oo Magaalada Baydhabo ku Dooratay Wakiilka Beeshaasi

0
296

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa ahaa mid lagu shaacinayay laguna Caleema saaraayay Wakiil Laf ka mid ah Beelaha dega Magaalada Baydhabo, kaasi oo kala shaqeeynaya Samadoonada Hogaaminta Beeshaaasi.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Malaaqyo, Waxgarad, odoyaal Culimo dhalinyaro, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ka kooban tahay,waxaana halkaasi laga soo jeediyay dardaaran Duco iyo Talooyin la Siinayay Wakiilka la Caleema saaray iyo dhamaan Malaaqyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here