Mid ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed Oo ku baaqay in muhiimad gaar ah la siiyo Qorista Afka Maayga.

0
317

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlayo Lahjadaha dalkeena Soomaaliya ayaa ah Maay iyo Maxaatiri taasi oo ka dhigan in Afka maaygu uu yahay kan koowaad, inkastoo aysan jirin Buugaag si rasmi ah loo qoray ama kuwa iskuulada laga dhigo, hadana waxaa jira dad u taagan sidii loo hormarin lahaa afka maayga.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here