Mid ka mid ah Aqoonyahanada Koonfur Galbeed Oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyay Cisbitaalka dhimirka Baydhabo.

0
386

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cumar Cali Maxamed Cumar Biikoole oo ka mid ah Aqoonyahnada Deegaanada koonfur galbeed Soomaliya ayaa kormeer ku tagay Xaruunta dhimirka ee Magalada baydhabo Asigoo indha indheen ku Sameeyay Baahida ka jirta Xaruntaasi .

Cumar Cali Maxamed ayaa Warbixin ku Saabsan Xaalada guud ee Xarunta dhimirka ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Xarunta dhimirka Aadan Abdirahman Jandalman Asigoo Agaasimaha Xaruntaasi Deeq Raashin ah Kala Wareegey Cumar Cali Maxamed Cumar Biikoole oo ka mid ah Aqoonyahnada Deeganada Koonfur galbeed.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here