Mid ka mid ah Aqoonyahanada KG Oo ugu Baaqay Ardayda in ay Bartaan Xirfadaha Gacanta.

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ustaad Hassan bile oo ka mid ah Aqoonyahanada Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlaayay Dhalinayarada ku jira Waxbarshada ayaa sheegay in aan waajiib aheyn Ina la Guulaysto lana noqodo mid kaalimaha hore kaga jiro natiijada Imtixaanka balse wuxuu sheegay midka guuleysta in uu yahay kan leh Fikir iyo Farsamo oo wax kaga badelo Noolashiisa asagoo la imanayo wax qabad wanaagsan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here