Mid ka mid ah Aqoonyahanada Baydhabo Oo Deeq kala duwan gaarsiiyay Xabsiga dhexe ee Magaalada Baydhabo.

0
374

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cumar Cali Maxamed Biikoole oo ka mid ah Aqoon yahanada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xabsiga dhaxe ee Magalada Baydhabo gaarsiiyay ku dhowaad deeqa dhan Kotan Joodari, asigoo horey booqasho ku tagay xabsigaasi oo indha indheen ku sameeyay baahiyaha ka jira gudaha xabsiga ,wuxuuna ka jawaabay qaar ka mid ah baahiyaha uga waa weyn ee ka jirta xabsiga dhaxe ee Magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here