Maxkamadda G/Banaadir oo Xukun ku ridey Ninkii Xaaskiisa Gubey

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxkamadda Gobolka Banaadir oo dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo maxkamada ku heshey inuu dab uu qabadsiiyey u Geeriyootey Xaskiisii Marxuumad Luul Cabdiasiis.

Dhageysiga Dacwada Kiiska Sayid Cali Macalin ayaa Maxkamada ka yeelatey Dhowr fadhi oo lagu dhageysanaayey kiisiisa oo ay ka soo qeybgalayaan Dhinacyada u doodayey Marxuumada iyo Eedeysanaha , Ehelada iyo Shacab kale.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here