Maxey Muhiim uguTahay dhalinyarada Magaalada Baydhabo dhismaha Garoonka kubadda Cagta Ee Dr Ayuub.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)17Bishaan December ayaa Madaxweynaha KGS xarigga ka Jaray dhismaha cusub ee Garoonka kubadda Cagta Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo, kadib markii labo Sano Iyo dheeraad dhismihiisa socday.

Iyadoo lafiirinaayo Muhiimadda dhismahaasi Garoonka u leeyahay dhalinyarada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar kamid ah dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here