Maxay yihiin Hormarada dhinaca waxbashada laga gaaray Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.?

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dabal dega maalinta waxbarashada aduunka ayaa la bilaabay 24-kii janaayo sannadkii 2019-kii kadib markii qarmada midoobay ay ogolatay maalintan 3-dii bishii December sannadkii 2018-kii.

Maalintani waxay fursad u tahay bulshada rayidka ah, daneeyayaasha waxbarashada iyo la-hawlgalayaasheeda inay u dabaaldegaan oo ay si qoto dheer uga fikiraan dhibaatada ka dhalatay dhibaatooyinka waxbarasho ee adduunka,Iyada oo malaayiin caruur ah ay ka maqnaayeen iskuulka oo waxna qori Karin.

Hadaba Magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay hormaro noocee ah ayaa laga gaarey dhanka waxbarashada. Xasan Aadan Cali oo ah Afayeenka midowga iskuulada baydhabo ayaa ka warbixyey.

Halkan Hoose ka dhageyso

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here